Ministry of livestock foret and range

Mohamud Harbi Street, Warta-Nabadda district, Mogadishu, Somalia

info@molfr.gov.so

+(252) 000-000

info@molfr.gov.so

Mohamud Harbi Street, Warta-Nabadda district, Mogadishu, Somalia

Wasiirka Wasaaradda Xananada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa XFS Wasiir Mudane Hassan Hussein Mohamed (Eelay) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Madaxa Hay’adda WFP ee Soomaaliya Mr El-khidir Daloum.

Muqdisho, Juun 18, 2023:

Wasiirka Wasaaradda Xananada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa XFS Wasiir Mudane Hassan Hussein Mohamed (Eelay) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Madaxa Hay’adda WFP ee Soomaaliya Mr El-khidir Daloum.

Labada masuul ayaa ka wada hadlay sidii Hay’adda Barnaaminka cuntada adduunka WFB iyo Wasaaradda isaga kaashan lahaayeen, hormarinta Daaqa iyo reer guuraaga, wax ka qabashada abaaraha soo noq-noqdey, adkeynta habka cuntada soomaaliya iyo xal uhelida barakacayasha.

#Danqaran

DHAMMAAD.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top