Jiddah-12-july-2023:
Wasiirka Wasaaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa XFS Wasiir Hassan Hussein Mohamed Eelay oo ku sugan weli boqortooyada sacuudiga, ayaa Magaalada #Jiddah kulan kula qaatay Madaxa bangiga horumarinta islaamkaH.E. Dr. Muhammad Sulaiman Al Jasser
Waxa ay ka wada hadleen kor uqaadida mashaariicda uu bangiga ka fulinayo soomaaliya, gaar ahaan waaxda hormarinta arrimaha xoolaha.
DHAMMAAD.
