Ministry of livestock foret and range

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa XFS Wasiir Hassan Hussein Mohamed Eelay ayaa Magaalada Riyadh ee Caasimada Dalka Sacuudiga kulan kula qaatay dhigiisa dalkaas Eng. Abdulrahman bin Abdulmohsen Al-Fadhly.

Riyadh-09-july-2023:

Labada masuul ayaa ka wada hadley iskaashiga labada Wasaaradood iyo kor uqaadida hormarinta ganacsiga Xoolaha ee labada Dal.

#Danqaran

DHAMMAAD.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top